Home Wararka Somaliya Puntland Gudoomiyaha Guddiga Khilaafaadka Doorashada oo gaaray Garoowe (Sawiro)

Gudoomiyaha Guddiga Khilaafaadka Doorashada oo gaaray Garoowe (Sawiro)

0

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Mudane Maxamed Cawil Warsame ayaa saakay safar shaqo u aaday magaalada Garowe ee caasimada Dowlad goboleedka Puntland.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 4 xubnood ayaa goobjoog waxay ka noqon doonaan doorashada Golaha Shacabka BFS ee ka dhici doonta Puntland.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka waxaa uu marwalba diyaar u yahay ka garnaqida Khilaafaadka Doorashada Dadban ee golaha shacabka BFS.

Ad
Previous articleDuqayn Gaystay Khasaaro 200 oo Dhimasho iyo Dhaawaca ah oo Ka dhacday Dalka Yemen
Next articleGaalkacyo oo lagu Qabtay Kooxo Dil ka geestay Magaalada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here