Home Wararka Somaliya Galmudug DEG DEG:Xaashi Warsame Daamay oo goordhow lagu Dilay Degaanka balicad ee Galmudug

DEG DEG:Xaashi Warsame Daamay oo goordhow lagu Dilay Degaanka balicad ee Galmudug

0

Kooxo hubaysan ayaa goordhow deegaanka Balicad ku dilay Nin xoolo dhaqato ahaa.

Allaha u naxariistee marxuunka oo lagu magacaabi jiray Xaashi Warsame Daamay ayaa deegaan ahaan ka soo jeeda Beesha Ree Xaaji waxaana la tuhun san yahay in dilkiisu salka ku hayo aano qabiil.

Maalin ka hor ayay ahayd markii sidaan oo kale labo nin loogu dilay deegaankas oo iyaguna ay dileen kooxo hubaysan.

 

 

Ad
Previous articleCiidamada Deegaanka Shabeelada Dhexe oo weerar Culus ku Qaaday Alshabaab
Next articleMucaaradka oo lagu wado inay war kasoo saaraan xaaladda siyaasadeed ee Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here