Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada Deegaanka Shabeelada Dhexe oo weerar Culus ku Qaaday Alshabaab

Ciidamada Deegaanka Shabeelada Dhexe oo weerar Culus ku Qaaday Alshabaab

0

Ciidamo kuwa degaanka ah iyo kooxda Al-shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Nuur-dugle ee Shabeelada dhexe, waxaana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac ah.

Ciidanka degaanka ayaa Al-shabaab ku qaaday weerar xilli ay shabaabka ku wajahanaayeen Nuur-dugle, waxaana loo galay degaan ka fog markii la helay xogtooda sida ay ii sheegeen saraakiisha amaanka.

Guddoomiyihii Al-shabaab ee degaanada Cadcadeey iyo Caddaan-laxey ee Shabeelada Dhexe Yuusuf Cali Dhegnaas ayaa lagu dhaawacay weerarkaas, sidoo kale waxaa Al-shabaab looga dilay dagaalamayaal kale.

Ad
Previous articleWaa kuma ninka Soomaaliga ah ee taariikhda cusub ka dhigay gobol ka tirsan Mareykanka?
Next articleDEG DEG:Xaashi Warsame Daamay oo goordhow lagu Dilay Degaanka balicad ee Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here