Home Wararka Somaliya Galmudug Deg deg xiisad Ka Taagan Degmada Matabaan

Deg deg xiisad Ka Taagan Degmada Matabaan

0

Xiisad u dhaxayso maleeshiyo beeleed iyo ciidanka dowladda ayaa ka taagan Dagmada Matabaan ee gobolka hiiraan.

Xiisadaan ayaa salka ku haysa kadib dagaal xalay ka dhacay dagmadaas oo ka dhashay qasaaro dhimasho.

kadib markii ciidanka dowladda weerar ku qaadeen maleeshiyo fariisin ka sameystay matabaan.

Rasaas goos goos ah ayaa hadda laga soo warinayaa in ay ka dhacayso matabaan ayna dhinacyadu helayaan gurmadyo kala duwan.

Ad
Previous articleJeneraal Xuud iyo Madaxweyne Farmaajo oo Heshiis Gaaray
Next articleBeesha iska Leh #HOP89 oo cabasho Xoogle ka Muujiyay Doorashada Kasocota Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here