Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Jeneraal Xuud iyo Madaxweyne Farmaajo oo Heshiis Gaaray

Jeneraal Xuud iyo Madaxweyne Farmaajo oo Heshiis Gaaray

0

Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay markale qaabilay Janaraal Xuud iyo xubno la socday, kuwaasoo cabasho ka ahaa ciidamadii lageeyay magaalada Beladweyne kuna tilmaamay dhabar jebin lagu sameeyay wadahadalkii ay Muqdisho u yimaadeen.

Ilo wareedyo xilkas ah ayaa ii sheegay in Farmaajo iyo Xuud ay ku heshiiyeen afar qodob kale oo kala ah, in dowladda ay bixiso Magdhowga dadkii rabshadaha Beladweyne ku dhintay,

Sidoo kale kuwii dhaawacmay iyo in laga bixiyo deen lacageed oo lagu leeyahay Jabhadda Kacdoonka ee uu Xuud hogaamiyo.

In la dalacsiiyo ciidamadii iyo saraakiishii kacdoonka lana qarameeyo, in taliyaasha qeybta 27-aad ee Milteriga iyo Guutada 5-aad ee qeybta 27-aad xilalka laga qaado laguna badalo saraakiil ka soo jeeda beesha cabashada qabto,.

 

iyo in Janaraal iyo kooxdiisa ka shaqeeyaan in si deg deg ah Beladweyne ku tago Cali Guudlaawe.

Ad
Previous articleMaamulka Hirahabeele oo Noqday maamulki ugu Danbeyey oo Dorashada Bilaaba aya Lagu edeyey Durbaba Boob
Next articleDeg deg xiisad Ka Taagan Degmada Matabaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here