Home Wararka Maanta Deg Deg Qarax ayaa goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Deg Deg Qarax ayaa goor dhaw ka dhacay Muqdisho

0

isgooska Jubba ee Muqdisho waxaa Goor dhaw ka dhacay Qarax ismiidaamin ah oo Lala eegtay Maqaaxu ku taala Isgooska Jubba ee Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa qaraxa ka soobaxaya waxaana la sheegayaa inuu yahay ismiidaamin, Balse wararka qaar ayaa sheegaya in Qaraxu ahaa Miino.

 

Maqaaxida waxaa la sheegayaa in ay Goob Lagu qayilo, waxaana jira Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

La soco Faah Faahinta.

 

Ad
Previous articleGuddiga Doorashada oo doortay Guddoomiye Cusub
Next articleGuddiga Xalinta Khilaafaadka Heer Fedraal oo Gudoomiye doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here