Home Wararka Somaliya DEG DEG: Musharaxiinta Madaxweynaha oo Baajiyay Banaanbixii La sugayay

DEG DEG: Musharaxiinta Madaxweynaha oo Baajiyay Banaanbixii La sugayay

0

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa Goor dhaw shaaciyay in La baajiyay Banaanbixii Maalinta Biri  ka qabsoomi lahaa Muqdisho.

Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho Musharaxiinta Madaxweynaha ayay ku sheegeen in Banaanbixii la baajiyay islamarkaana ay ka baqeen Amnigooda.

Musharaxiinta ayaa sheegay in Dib ay ka soo sheegi doonaan Qabsoomida Banaanbaxa Maadaama arima Amni Loo Baajiyay Dowladana aanay isku Haleyn karin waa sida ay sheegeen Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo ahaa Madaxdii Hore ee dalka.

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo dhigtay Jid kasta oo Soo gala Taalada Daljirka dahsoon ee Degmada Boondheere, waxaana Shaki badan uu ka jiraa Xaalada Siyaasadeed ee dalka

Ad
Previous articleAkhriso Qodobadii Looga Hadlay Kulankii xalay ee Musharaxiinta iyo R/W Rooble
Next articleDowladda Soomaaliya oo shaacisay in Musharaxiintu ay diideen in Amniga Banaanbaxa la sugo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here