Home Wararka Maanta Akhriso Qodobadii Looga Hadlay Kulankii xalay ee Musharaxiinta iyo R/W Rooble

Akhriso Qodobadii Looga Hadlay Kulankii xalay ee Musharaxiinta iyo R/W Rooble

0

Qoddobada dooda kulankii xalay la yeesheen Musharaxiinta Raysalwasaaraha xukuumada xil gaarsiinta.

1- In madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday uu qoro dikreeto uu ku cadaynayo in masuuliyadaha iyo go’aanada amniga iyo doorashooyinka uu faraha kala baxo.

2- Si loogu kalsoonaado amaanka dalka iyo kan doorashooyinka in ciidanka laga saaro siyaasada, lana bedelo ama ugu yaraan shaqada laga joojiyo taliyayaasha ciidanka ee qaybta ka ahaa weerarkii 19 Febraayo, kuwa cusubna laga saxiixo in ay siyaasada faraha kala baxaan.

3- In la furo masaaxada siyaasada oo aan cidna idan looga qaadan kulamada, dibadbaxyada, abaabulka kale ee ololaha doorashooyinka, warbaahinta qarankana loo sinnaado.

4-In la cadeeyo ka qaybgalka Midowga ee wadahalada doorashooyinka.

 

Qodobadaan ayaa ugu Muhiimsanaa kulankii xalay Ka dhacay Muqdisho

Ad
Previous articleQabowga Sweden oo dib u soo laabanaya mar kale iyo Baraf la rajeynayo
Next articleDEG DEG: Musharaxiinta Madaxweynaha oo Baajiyay Banaanbixii La sugayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here