Home Wararka Maanta Deg deg: Dacwadii Fahad Yaasiin oo la Mudeeyey

Deg deg: Dacwadii Fahad Yaasiin oo la Mudeeyey

0

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa muddeysay dhageysiga Dacwada ka dhanka ah Guddig Doorashooyinka ee FEIT, ee la xariirta Kursiga HOP086, ee uu kusoo baxay Fahad Yaasiin, waxaana loo fariisanayaa maalinta Talaadada ah oo ku beegan 19ka Abriil 2022.

Dhageysiga Dacwada ama mudeynteeda ayay dhinacyo kala duwan oo uu hogaaminayo RW Rooble dadaal galinayeen tan iyo xalay in dib loo dhigo inta ay dhamaanayso mudada Is diwaangalinta musharaxiinta guddoonka baarlamaanka.

Iyadoo yoolka yahay in Fahad Yasin laga reebo tartanka guddoonka golaha baarlamaanka, maadaama cabsi laga qabo in haddii uu tartamo uu soo bixi karro, Garyaqaanka ayaa horey u qabsaday 14 maalmood, balse shalay soo celiyey jawaabtiisa oo uu kudalbaday in Kursigan lalaalo.

Ad
Previous articleMusharax Madaxweyne Siciid Deni oo Si aan caadi ahayn loogu Soo Dhaweeyey Garawe(Sawiro)
Next articleBaarlamaanka Soomaaliya oo Beri Shir yeelanaaya Maxay Ka wada Hadlayaan(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here