Deg Deg: Afar Daqiiqo oo Caan ka ahaa Degmada Guriceel oo Goordhow La Dilay

qof shacab ah oo magaciisa lagu soo koobay Afar daqiiqo ayaa ku dhintay rasaas Ciidamada amaanka oo howlgalo kawada Guriceel ay fureeen.

Alle ha u naxariisto marxuumka waxa uu kamid ahaa raga baraha Bulshada wax ku qora ee deegaanka laga yaqaan.

Afar daqiiqoayaa Caan ka Ahaa Degmada Guriceel Afar Daqiiqo  waxaa uu aad u dhaliili jiray maamulka Ahmed Qorqoor

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*