Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal Culus oo Wali Ka Socda Gudaha Degaanka Ceel lahelay ee Gobalka...

Dagaal Culus oo Wali Ka Socda Gudaha Degaanka Ceel lahelay ee Gobalka Galgaduud

0

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanada bariga gobolka Galgaduud ayaa goordhaw dagaal ku galey Deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud oo fariisin weyn u ahaa Argagaxisada AS.

Dagaal culus ayaa wali ka socda qaybo magaalada ka mid ah, waxaana la maqlayaaa rasaas culus .

Ciidamada Huwanta ayaana Saakay ku Dhawaaday Degaanka Ceel lahelay ee Gobalka Galgaduud alshaab ayaana Dib Isugu Soo abaabulay Galabtay weerar Rogaal Celis ahna Kusoo Qaaday.

Ad
Previous articleMaamul goboleedka Jubaland oo si rasmi ah ugu dhawaaqay weerar ka dhan ah kooxda Al-Shabaab
Next articleP.M Hamza oo khadka telefanka kula xiriiray Saraakiisha dagaalka horkaceysa 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here