Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada Macawisleyda Gobalka Hiraan oo Saakay Weerar Gaadmo ah ku Qaaday Alshabaab

Ciidamada Macawisleyda Gobalka Hiraan oo Saakay Weerar Gaadmo ah ku Qaaday Alshabaab

0

Ciidamo degaanka ah “Macawisley” oo uu hogaaminayo Taliye Nuur Dheere ayaa AS ka gubay gaari nuuca dagaalka ah oo marayay degaanka Xalfooley oo ku yaalla Koofurta Gobalka Hiiraan.

Gaariga oo ahaa Cabdi Bile ayaa sidoo kale la sheegay in la dilay dagaalamayaashii la socday, waxaana degaankaas wali ka jira abaabul dagaal oo 2-da dhinac ah.

Ciidamada degaanka ee loo yaqaano Macawisley ee ku sugan degaankaas ayaa sidoo kale 4 maalmood ka hor la sheegay in ay gacanta ku dhigeen 2 gaari iyo sarkaal sare oo katirsan kooxda AS.

Ad
Previous articleGaadiid Dagaal iyo Ciidamo farabadan oo lasoo Dhoobay Magaalada Garowe
Next articleMilatariga Itoobiya oo Magaalo muhiim ah kala wareegay jabhada TPLF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here