Home Wararka Somaliya Puntland Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo farabadan oo lasoo Dhoobay Magaalada Garowe

Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo farabadan oo lasoo Dhoobay Magaalada Garowe

0

Garowe oo lasoo dhoobay ciidamo wata Gaadiidka Dagaalka

 

Wararka ayaa sheegaya in xubno kasocda beesha caalamka ay maanta ku wajahan yihiin magaalada Garowe kuwaas oo qiimeynaya hanaanka doorashada qof iyo cod ee la doonayo in laga qabto Puntland

Qaarkamid ah saamileyda siyaasada ayaa dhankooda aad u diidan qabashada doorasho toos ah waana sababta keentay xiisada ka taagan Garowe

Ad
Previous articlewararkii ugu danbeeyey Dadkii Xalay Ku Dhintay Qarxii Ka Dhacay Muqdisho oo Kordhay
Next articleCiidamada Macawisleyda Gobalka Hiraan oo Saakay Weerar Gaadmo ah ku Qaaday Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here