Home Wararka Maanta Cabdi Naasir Daa’uud oo Saakay la toogtay

Cabdi Naasir Daa’uud oo Saakay la toogtay

0

Toogasho ayaa lagu Fuliyay Xidigle Cabdi Naasir Daa’uud Sheikh Hassan oo Hore u dilay Taliye Ururkiisii Dhamme Cabdi Maxamed Axmed Hurdaaye 29 Bishii ina dhaaftay ee September Sanadkan.

Marxuumka laga Oofiyay Xadka iyo taliyihiisa ayaa l isku dhinac Aasay.

Tani waxa ay ka dhigantahay ilaalinta kala saraynta Ciidamada iyo in aan Hadda kadib Dil la iskula deg-degin.

 

Ad
Previous article66 Caruur Ah Oo Dalka Gambia Ku Geeriyootay Kadib Markii Ay Isticmaaleen Sharoobo Laga Keenay India.
Next articleJoe Biden: “Markii uu Putin sheegayay inuu adeegsanayo hubka Nukliyeerka kaftan kama aysan ahayn”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here