Home Wararka Maanta Beesha Caalamka Oo Baaq Udirtay Xildhibaanada labada Aqal ee Beri Madaxweynaha...

Beesha Caalamka Oo Baaq Udirtay Xildhibaanada labada Aqal ee Beri Madaxweynaha Soomaaliya Dooranaaya

0

Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka.

Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda.

*Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Canada, Denmark, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Qadar, Ruushka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka iyo Qaramada Midoobay.

Ad
Previous articleDeg Deg: Daahir Maxamud Geele oo Ka Haray Tartanka Madaxweynaha Soomaaliya Sababtana Shaaciyay
Next articleSarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Gabadhiisa oo Qaab layaab leh loogu Dilay Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here