Home Wararka Somaliya Axmed Madoobe iyo dani oo Muqdisho imaanaya

Axmed Madoobe iyo dani oo Muqdisho imaanaya

0

Maalinta berito ah Waxaa imaan doona Madaxweynaha Jubbaland Axmed MADOOBE, halka maalinta talaadada ahna uu imaan doono Madaxweynaha Puntlaan Saciid Cabdullaahi Dani, Waxaa lagu wadaa in shirka in uu furmo dhamaadka todobaadkan.

Shirka, ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco xerada Xalane, Waxaana jira doodo adag oo ka horeeya shirka sida ilo muhiim ah ay ii sheegeen.

Doodaha ugu adag Waxaa ka mida doorka ka qaybgalka oo Ay ugu horeeso arinta reer waqooyiga.

Xukuumadda ayaa goor dhow sheegtay in uu dhici doono Shirkii Dowladda federaalka iyo Dowlad goboleedyada, Waxaana doorka ugu weyn hadda leh Beesha caalamka oo arinta gacanta ku heeso.

Ad
Previous articleCiidamadii xiray wadooyinka soo gala Daljirka Daahsoon oo dib looga qaaday Halkaasi
Next articleMusharax Daahir Geelle oo ku talayiyay in La sii wado Wadahadalada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here