Home Wararka Maanta Alshabaab oo Xoog Kula Wareegtay Degaan Ciidamada Macwislaydu Dhawaan Qabsadeen

Alshabaab oo Xoog Kula Wareegtay Degaan Ciidamada Macwislaydu Dhawaan Qabsadeen

0

Al-shabaab ayaa La Wareegay Degaanka Ceelcade oo 60 KM dhanka Galbeedka Kaga beegan Magaalada Baladweyne kadib Dagaalo Xoogan oo dhaxmaray Shabaabku iyo Ciidamada degaanka Macawisleyada oo degaankaas joogay,

Ilo degaanka ah Xaqiijiyay inay Al-shabaab Gudaha u galeen Degaanka Aygoo Jaray isgaarsiinta Markii Dambe,

Sido kale Khasaara iskugu jiro Dhimasho iyo Dhawac ayaa Dagaalka kadhashay inkasto an dhab loo ogaan karin Sababtu isgaarsiinta oo jaran iyo Dagaalkii oo Wali Socoda,

 

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Dib u Furtay Suuqa Bakaaraha oo Saakay Daacish Xireen
Next articleMaxkamadda sare ee kenya oo amartay in lagu celiyo tirinta codadka Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here