Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo Dib u Furtay Suuqa Bakaaraha oo Saakay Daacish Xireen

Dowlada Soomaaliya oo Dib u Furtay Suuqa Bakaaraha oo Saakay Daacish Xireen

0

Dowladda Soomaaliya ayaa dib u furtay goobihii ganacsiga ee u xirnaa cabsi gelin Daacish uga timid ganacsatada.

Qaybo ka mid ah, bagaashaka iyo daaqada ayaa la xiray ka dib markii Daacish ay amartay ganacsatada in ay lacaga bixiyaan.

Ciidamada amaanka ee gacanta ku haya amnjga suuqa Bakaaraha ayaa dib u furay albaabada iyaga oo faray in aan la xiri karin ganacsiga.

Ad
Previous articleSuuqa Bakaaraha oo Maanta xiran ka dib Markii ay Lacago ku Soo rageen….
Next articleAlshabaab oo Xoog Kula Wareegtay Degaan Ciidamada Macwislaydu Dhawaan Qabsadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here