Alshabaab oo lagh Jabiyay Weerar ay kusoo Qaadeen Ciidamada Galmudug goordhow

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ka fuliyay nawaaxiga degaanka Sino-dhaqo ee gobolka Galguduud halkaasi oo ay maleeshiyaadka aragagixisada Al-shabaab gabaad ka dhiganayeen

Howlagalka ayay Ciidanka Xds Nabadiidka uga dileen ku dhawaad 10 dhagar-qabe iyadoona la burburiyeen meelihii ay ku dhuumaaleeysanayeen maleeshiyaadka aragagixisada sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabaka u sheegay Taliyaha Ciidanka Xds Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage.

Taliyaha ayaa xusay in Ciidanka Xds ka war helaan in nawaaxiga degaanka Sino-dhaqo ku dhuumaaleeysanayaan maleeshiyaadka nabadiidka sidaas darteedna weerar ay ku qaadeen iyadoona looga dilay 10 dhagar qabe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*