Home Wararka Somaliya Allaha Unaxariistee Faaduma Nakuuruma oo COVID-19 ugu geeriyootay Muqdisho

Allaha Unaxariistee Faaduma Nakuuruma oo COVID-19 ugu geeriyootay Muqdisho

0

Fanaanadii caanka aheyd Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed ayaa goordhow ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Fannaanada ayaa ku geeriyootay Isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho, iyadoo maalmahan la xanuunsaneysay xanuunka Coronavirus.

Faadumo Cali Nakruuma ayaa ka mid ahayd qurbojoogta Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay,waxayna ku luqeysay heeso badan oo Jacayl iyo waddani leh, iyadoona ka tirsaneyd kooxdii Waaberi.

Haba Halkaan ka dhageyso Faaduma Nakruuma oo ka hadlaysa Taariikhda Tiyaatarka Qaranka.

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo si Kulul u Eedeysay Dowladda Imaaraadka Carabta
Next articleDarawal Moota Bajaaj oo Muqdisho Lagu Toogtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here