Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Akhriso Magacyada dadka Ku fadhiya Kuraasta Hirshabelle ay shaacisay

Akhriso Magacyada dadka Ku fadhiya Kuraasta Hirshabelle ay shaacisay

0

Maamulka Hirshabelle Ayaa xalay ku dhawaaqay Liiska 11 Kursi ee dhawaan Lagu dooran doono deegaanada Hirshabelle.

11 kursi ee Hirshabelle gaar ahaan Guddiga Doorashadu shaaciyay ayaa ah Kuwii ugu Horeeyay ee Hirshabelle ku dhawaaqdo.

Xubnaha caanka ah ee ka Soo Muuqday Kuraastooda waxaa ka mid ah, C/Qaadir Caraboow, Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Musharax Madaxweyne C Qaadir Cosoble Cali.

 

Hadaba Halkaan ka Akhriso Kuraasta xalay la shaaciyay Shaqsiyaadka ku fadhiya

  1. HOP#005. Maxamed C Ceymooy
  2. HOP#024. Cabdulqaadir Caraboow
  3. HOP#033. Yuusuf Ibrahim Afrax
  4. HOP#052. Farxiyo Maxamud Dhaqane
  5. HOP#070. Aadan Cali Xasan
  6. HOP#088. Dahabo Suusow Maxamuud
  7. HOP#097. Khadiijo Diiriye
  8. HOP#098. Maxamud Max’ed Jimcaale
  9. HOP#106. Miino Xasan Maxamed
  10. HOP#115. Cali Maxamed Cumar
  11. HOP#140. Cabdulqaadir Cosoble Cali
Ad
Previous articleXog ku saabsan Kuraasta Galmudug ay shaacisay iyo Goobaha ay ka Soo kala jeedaan
Next articleDowlada Soomaaliya oo ka Hadashay lacagta Qaraanka ee Xubinimada UNKa ee Soomaaliya Lagu Leeyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here