Home Wararka Somaliya Galmudug Xog ku saabsan Kuraasta Galmudug ay shaacisay iyo Goobaha ay ka Soo...

Xog ku saabsan Kuraasta Galmudug ay shaacisay iyo Goobaha ay ka Soo kala jeedaan

0

Guddiga doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay 21 kursi ee taalay Dhuusomareeb.

tirada guud ayaa ahayd 26 kursi balse horey ayaa loo qabtay afar kursi.

Magaalada Galkacayo waxaa taalo iyana 11 Kursi oo aan wali la shaacin.

Madaxweyne Qoor Qoor Ayaa la tashiyo badan iyo kulamo joogta ah sameeyay intii uu ku sugnaa Muqdisho, waxuuna Hadda Guddiga Doorashadu shaaciyay dhamaystirka Kuraastii ugu dambeeyay ee Galmudug Lagu dooranayo.

Ad
Previous articleSidoo u kala leeyihiin Beelaha Daga Galmudug 21 Kursi ee Galmudug Shaacisay(Aqriso)
Next articleAkhriso Magacyada dadka Ku fadhiya Kuraasta Hirshabelle ay shaacisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here