Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ganacsatada ku amray inaysan wax ka iibsan karin qofka aan soo xiran Afxirka una Hogaansamin amarka Dowladda
Waxaa la Amray dhamaan Ganacsatada Gobalka Banaadir in ay ka taxadaraan Faafitaanka Caabuqa Covid-19.
Goaankaan ayaa soo baxay kadib shir ay isugu yinaadeen Masuuliyiinta Gobolka oo u shir gusoominayay duqa Muqdisho.
Xaaladda Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay Waxaa laga dareemaayay cabsi xoogan oo caabuqaan ku saabsan waxaana Korortay dhimashada
Ad