Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada qadiimiga ah ee Cadale.
Madaxweynaha oo wafdiga balaaran ee uu hogaaminayo ay isugu jiraan Wasiiro iyo Xildhibaano heer federaal, xubno labada gole ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle
Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu wado maalinta berri ah ay magaalada Cadale gaaraan xubno ka mid ah Musharaxiinta dowlada sida Madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xusan Sheekh Maxamuud.
Labada Madaxweyne ayaa biri gaaraya Degmada cadale waxayna sii mari doonaan Degmooyinka Warsheikh iyo Ceelmacaan ee Gobalka Sh/dhaxe.
Ad