Home Wararka Somaliya Madaxweyne sheikh shariif iyo Xasan sheikh oo biri ku wajahan Degmada Cadale...

Madaxweyne sheikh shariif iyo Xasan sheikh oo biri ku wajahan Degmada Cadale ee sh/dhaxe

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada qadiimiga ah ee Cadale.

Madaxweynaha oo wafdiga balaaran ee uu hogaaminayo ay isugu jiraan Wasiiro iyo Xildhibaano heer federaal, xubno labada gole ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu wado maalinta berri ah ay magaalada Cadale gaaraan xubno ka mid ah Musharaxiinta dowlada sida Madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xusan Sheekh Maxamuud.

Labada Madaxweyne ayaa biri gaaraya Degmada cadale waxayna sii mari doonaan Degmooyinka Warsheikh iyo Ceelmacaan ee Gobalka Sh/dhaxe.

 

Ad
Previous articleGalmudug oo War Xasaasi ah ka soo saartay Dagaalada Gobalka Mudug
Next articleGalmudug oo shaacisay in sarkaal sare oo shabaab ah isku soo dhiibay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here