Home Wararka Somaliya Galmudug oo War Xasaasi ah ka soo saartay Dagaalada Gobalka Mudug

Galmudug oo War Xasaasi ah ka soo saartay Dagaalada Gobalka Mudug

0

Dowlad Gobaleedka  Galmudug ayaa War saxaafadeed kasoo saartay guulo ay gaareen ciidamada qalabka sida ee howlgalada lagu sifeenayo Deegaano ka Tirsan galmudug.

Qoraalkaan ayaa lagu shaaciyay in Guulo Muhiim ah laga gaaray Dagaaladii Gobalka Mudug ku dhexmaray Alshabaab, iyo Ciidamada Galmudug oo kaa shanaya Kuwa Dowladda Fedraalka.

Guula Muhiim ah ayay Galmudug ka sheegatay in dagaaladaas ay ka gaareen islamarkaan ay Deegaano dhowr ah ay kula wareegeen.

Halkaan ka akhriso Warsaxaafeedka

Ad
Previous articleSaraakiil Ka Tirsan Milateriga Soomaaliya iyo Sanater Cabdi Qeybdiid oo Maanta Shir xasaasi ah ku yeeshay Camaara Gobalka Mudug {Sawiro}
Next articleMadaxweyne sheikh shariif iyo Xasan sheikh oo biri ku wajahan Degmada Cadale ee sh/dhaxe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here