Home Wararka Maanta Maxamed Cali Xasan (Nasrudiin oo Al-shabaab u qaabilsanaa qaraxyada Bamboyinka oo xukun...

Maxamed Cali Xasan (Nasrudiin oo Al-shabaab u qaabilsanaa qaraxyada Bamboyinka oo xukun adag lagu riday (Sawirro)

0

Maxkamad ku taalla magaalada Baydhabo ayaa xukun 15 sano oo xabsi ciidan ah ku riday xubin ka tirsana Al-Shabaab

Maxamed Cali Xasan (Nasrudiin) ayaa Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo kaga biiray kooxda Al-shabaab sida ay sheegtay xeer ilaalinta maxkamada,

Waxaa lagu eedeeyey inuu Al-Shabaab qaraxyada kala shaqayn jiray, si gaar ahna tuurida bambo gacmeedyo lagu weeraray xaafadaha Magaalada Baydhabo qaarkood.

“Xaafada Bunbashar ayay 27/10/2022 ee sanadkan ciidanka nabad sugidu iyo Sirdoonka konfur galbeed ka soo Qabteen isagoo bam ku tuuray goob ay ciidanka amaanku joogeen” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Maxkamada.

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleNin 70 Sano jir ah oo lagu toogtay Magaalada Växjö ee Dalka Sweden
Next articleDagaal Xubno badan looga dilay Al Shabaab oo ka dhacay Deegaanka Ceel Dheere