Home Wararka Caalamka Nin 70 Sano jir ah oo lagu toogtay Magaalada Växjö ee Dalka...

Nin 70 Sano jir ah oo lagu toogtay Magaalada Växjö ee Dalka Sweden

0

Sida uu sheegay Booliska Sweden nin 70 sano jir ah ayaa lagu toogtay Teleborg oo ka tirsan Växjö.

70 sano jirkaan ayaa markii hore dhaawac kasoo gaaray toogashada isagoo dhaawacaasi u dhintay.

Sida uu booliska ku sheegay Warbixintiisa Falka toogashada ayaa dhacay Abaaro 6:00 pm Xiliga Sweden.

Sweden ayaa Sanadkan diiwaangalisay tirada dadka ugu badan ee u dhinta toogashada kuwaasi oo gaaraya 59 qof.

Sanadkii hore tirada toogashada ayaa aheyd 47 qof sida lagu sheegay warbixinta ugu danbeesay ee dhanka dilalka salka ku haya toogashada.

Ad
Previous articleKaalmada Caruurta Sweden oo la kordhinayo sida uu Sheegay Xisbiga Socialdemokraterna
Next articleMaxamed Cali Xasan (Nasrudiin oo Al-shabaab u qaabilsanaa qaraxyada Bamboyinka oo xukun adag lagu riday (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here