Goor dhaw waxaa Hooyga saadaq Joon ee Shiirkole Shir jaraa’id ku qabanaya Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka mid yahay Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur iyo Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda.
Warbaahinta ayaa ku sugan Hooyga Saadaq waxaana Meesha gaaray Xildhibaano ka Tirsan kuwa Mucaaradka.
Waxay u badantahay in Saadaq uusan Hadlin oo Warbaahinta ay la hadlaan Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS
Ad