Home Wararka Somaliya Hooyga Saadaq Joon oo Warbaahinta Looga yeeray iyo xildhibaano abgaal ah oo...

Hooyga Saadaq Joon oo Warbaahinta Looga yeeray iyo xildhibaano abgaal ah oo Gaaray Guriga saadaq

0

Goor dhaw waxaa Hooyga saadaq Joon ee Shiirkole Shir jaraa’id ku qabanaya Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka mid yahay Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur iyo Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda.

Warbaahinta ayaa ku sugan Hooyga Saadaq waxaana Meesha gaaray Xildhibaano ka Tirsan kuwa Mucaaradka.

Waxay u badantahay in Saadaq uusan Hadlin oo Warbaahinta ay la hadlaan Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS

Ad
Previous articleKulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo soo idlaaday
Next articleMaanta Maxaa ka dhacay Afisyooni ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here