Home Wararka Maanta Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo soo idlaaday

Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo soo idlaaday

0

Waxaa goor dhaweed soo idlaaday shirkii uu dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilada Beesha caalamka ee ka socda Xerada Afisyooni.

Madaxweyne Farmaajo, ayaa dib ugu laabtay aqalka Madaxtooyada Soomaaliya , Wali macadda go’aanada Ka soo baxay shirkan iyo go’aanka beesha caalamka.

Shirkan ayaa yimid xilli Soomaaliya ay wajahayso Soomaaliya cakirnaan siyaasadeed iyo mid amni oo salka ku haysa Doorashada Soomaaliya.

Ad
Previous articleMaxaa ka Jira in Madaxweyne Qoor Qoor uu Shirqooley Saadaq Joon
Next articleHooyga Saadaq Joon oo Warbaahinta Looga yeeray iyo xildhibaano abgaal ah oo Gaaray Guriga saadaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here