Home Wararka Somaliya Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho dib igu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaarrey ee dowlad-goboleedka Jubaland.
Socdaalka Ra’iisul Wasaare Rooble ee Jubaland ayaa diiradda saarayay arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u heshiisiinta, xoojinta amniga iyo fulinta mashaariic horumarineed oo wax tar u leh bulshada.
Rooble ayaa qorsheenaya inuu safaro ku tageo Deegaano ka Tirsan Galmudug, Konfur galbeed Puntland iyo Hirshabelle si Doorashada loo dardar galiyo.
Ad
Previous articleMaleeshiya Hubeysan oo dad ku dilay Duleedka Galkacyo
Next articleGudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo La Magacaabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here