Home Wararka Somaliya Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo La Magacaabay.

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo La Magacaabay.

0
Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa Loo Magacaabay G/dhexe Garyaqaan C/laahi Abuukar Xasanley ( Garyaqaan Shadoor ).
G/dhexe Garyaqaan C/laahi Abuukar Xasanley ( Garyaqaan Shadoor )oo ka mid ah saraakiisha Milateriga Soomaaliya ayaa loo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Galmudug.
Gudoomiyahaan cusub ee Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa laga sugayaa inuu qabto Howlo adag oo dhanka ciidamada ah
Ad
Previous articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay
Next articleRa’isul Wasaarihii Hore ee dalka oo Guddiga Doorashada Tala Muhiim ah ujeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here