Home Wararka Somaliya Gudoomiye Cumar Finish oo Maanta Booqday Waddo dhib badan lagu qabay Maritaankeeda...

Gudoomiye Cumar Finish oo Maanta Booqday Waddo dhib badan lagu qabay Maritaankeeda oo dhisme lagu bilaabay {Sawiro}

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeer ku tegey dhismaha ka socda Wadada Warshada Caanaha oo ay hore Cabasho uga soo gudbiyeen shacabka Magalaada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa sheegay in wadadan laami la saari doono iyadoo hadda la dhameyay dhismaha Marsha Biyeediga.
Dhismaha Wadadan oo uu maalgelinayo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay qeyb ka qaadaneysaa bilicda Magaalada Muqdisho iyadoo soo afjareysa dhibaato ay ku qabeen Gaadiidka halkaasi isticmaala.
Ad
Previous articleGudoomiyaha Cadaado oo xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka socdey Hay,adda Save Childreen {Sawiro}
Next articleDeg Deg Jadwalka Doorashada Soomaaliya oo La shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here