Deg Deg Jadwalka Doorashada Soomaaliya oo La shaaciyay

 

Muqdisho: 29 June 2021: Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada uga socday Muqdisho.

JADWALKA DOORASHADDA

1. Tababarka iyo Doorashadda Guddoonka Gudiyada Doorashadda ( 30 June – 05 July 2021)

2. Doorashada Aqalka Sare (25 July 2021)