Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Maanta Booqday Xeebta Liido (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Rooble oo Maanta Booqday Xeebta Liido (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay, waxa uuna bulshada ku boorriyay in ay qeyb ka qaataan nabadda iyo xasilloonida caasimadda iyo guud ahaan dalka.

Rooble Ayaa waxaa Booqashadiisa ku Wahlinayay Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya sida Wasiirka Amniga Mudane Cabdullahi Maxamed Nuur iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Alcadaala.

Ra”isul Wasaaraha ayaa la Kulmay Bulshada qeybaheeda Kala duwan waxuuna Mid mid ula Kulmay dadkii Ku sugnaa Xeebta iyo Hotelka Elite

Ad
Previous articleDowladda Serbia ayaa ka mid noqotay waddamadda reer Yurub ee lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliya.
Next articleDowladda Soomaaliya oo Mowqif cad ka Soo saartay Joogitaanka Ciidamada AMISOM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here