Home Wararka Maanta Axmed Nuur Tooxoow oo kasoo laabtay Aaska Abtigiis oo Shalay Qarax lagu...

Axmed Nuur Tooxoow oo kasoo laabtay Aaska Abtigiis oo Shalay Qarax lagu Dilay oo Asna Muqdisho La toogtay.

0

Axmed Nuur Tooxoow oo shalay u tacsiyeynayey Abtigiis oo ku dhintay qaraxii Hormuud ayaa galabta la toogtay isagoo ka soo laabtay aaskooda.

Axmed Nuur Tooxoow oo ahaa aqoonyahan da’yar ah ayey eheladiisu goordhow inoo xaqiijiyeen uu Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda ku dilay Deegaanka Daarusalaam isagoo ka soo laabtay aaska marxuumiintii u shaqeynayey Shirkadda Hormuud.

Lama oga sababta keentay dilka, hasa’ahaatee waxaa Muqdisho ku badan dilal noocaan oo kale ah ee loo geysanayo dhalinyarada.

Ad
Previous articleTaliyihii Saldhiga Garoonka Adancadde oo Danbi lagu wayay
Next articleNinkii Toogtay Axmed nor Tooxow oo Ka yimid Aaska Abtigiis oo Lasoo Qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here