Home Wararka Maanta Taliyihii Saldhiga Garoonka Adancadde oo Danbi lagu wayay

Taliyihii Saldhiga Garoonka Adancadde oo Danbi lagu wayay

0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa wax dambi ah ku weysay Taliyaha Saldhiga Boliiska Garoonka Aadan Cadde G/dhexe Cabdifitaax Bashiir Cali, kadib eed loo soo jeediyay.

Maxkamadda ayaa xustay in G/Dhexe Cabdifataax Bashiir Cali uu horyimid Maxkamadda Gobolka Banaadir Tr.28/04/2024, waxna laga waydiyay kiiska loo haystay, isla markaana ay Maxkamadda u cadaatay in uusan wax lug ah ku lahayn kiiska lagu eedayay.

Ad
Previous articleWar cusub oo kasoo kordhay Goobihii Shalay Dagaalka Qaraar ka Dhacay ee Galmudug
Next articleAxmed Nuur Tooxoow oo kasoo laabtay Aaska Abtigiis oo Shalay Qarax lagu Dilay oo Asna Muqdisho La toogtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here