Home Wararka Somaliya Xukuumada Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta oo caawa Guddi Magacaabay

Xukuumada Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta oo caawa Guddi Magacaabay

0

Shirkii Muqdisho oga socday Xukuumada Iyo Midowga Musharaxiinta ayaa La soo gaba gabeeyay waxaana Laga soo saaray Go’aano kala duwan.

Shirka waxaa Lagu Go’aamiyay in banaabaxa ay Horay ugu dhawaaqeen Musharaxiinta inuu dhaco maalinta Sabtiga ah ee soo socda.

Shaacinta laba guddi oo kala ah, midka qaban qaabada Banaanbaxa iyo midka Baarista wixii dhacay 19 February

Guddiga Banaanbaxa ee la Magacaabay waxay kala yihiin

Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Cabdiraxmaan Al Cadaala.
Dahir geele
Mustaf Dhuxulow
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Omar finish
Wasiirka Amniga Xassan Xundubay.

Guddiga Baarista Waxaa ku jira laba Generaal oo kala ah

Bashiir Goobe, Gen Cabdiraxmaan Gen Tuuryare Cumda.

Sareeye guuto Maxamed Cali Bariise (Fiidow).

Sidee u Aragtaa ?

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo Shir ku leh Muqdisho
Next articleMaxkamada ICJ oo war ka soo saartay Muran badeedka Soomaaliya iyo kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here