Home Wararka Somaliya Xisbiga ileys oo Hogaamiyo Musharax C/qaadir Cosoble oo Xukumada ku taageeray Go’aanka...

Xisbiga ileys oo Hogaamiyo Musharax C/qaadir Cosoble oo Xukumada ku taageeray Go’aanka Guddiga

0

Xisbiga Ilays oo uu hoggaamiyo C/qaadir Cosoble oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweeyay go’aanka Guddiga heerka Wasiir ee Ra’iisul Wasaaraha u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga keenay ee Guddiga lagu muransanaa ee doorashooyinka.

Musharaxiinta ayaa isku khilaafsan Go’aanka Guddiga loo xilsaaray xal u helida xubnaha tabashada laga qabo ay ka soo saareen

Halkan ka akhriso

Ad
Previous articleWasiirada Caafimaadka Galmudug iyo Puntland oo kulan Wadajir ah Maanta yeeshay Maxaa Looga hadlay Kulankaas ?
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo Mar kale Magacaabay Agaasimayaal Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here