Home Wararka Somaliya Galmudug Xirsi aadan Rooble oo Goordhow ku Guulaystay Xikdhibaan Doorashada Kasocota Magaalada Gaalkacyo

Xirsi aadan Rooble oo Goordhow ku Guulaystay Xikdhibaan Doorashada Kasocota Magaalada Gaalkacyo

0

Gaalkacyo-Xirsi Aadan Rooble oo ah wasiir ku xigeenka Gadiidka iyo duulista Hawada DFS ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop- 101 ee xubinnimada Golaha Shacabka BFS.

 

isagoo ku soo baxay doorasha gacan taag ah kadib Markii ay kursiga isaga hartay Caaisho Xirsi Maxamed.

 

Waana Kursigii Labaad ee Lagu Doortay Magaalada Gaalkacyo oo Maantay ka Bilaabatay Doorashada Golaha Shacabka.

Ad
Previous articleWar Deg Deg Ah:- Musharax ay Wateen Fahad iyo Farmaajo oo Goordhow Gaalkacyo Xildhibaan loogu Doortay
Next articleXildhibaanad Qaladla Cawaale oo Si Cajiib ah loogu Doortay Magaalada Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here