Home Wararka Somaliya Galmudug Xildhibaanad Qaladla Cawaale oo Si Cajiib ah loogu Doortay Magaalada Gaalkacyo

Xildhibaanad Qaladla Cawaale oo Si Cajiib ah loogu Doortay Magaalada Gaalkacyo

0

Qaladla Cali Cawaale ayaa ku guuleystay kursiga #HOP017 kadib markii uu soo xaadiri wayay msharaxii la tartamayay oo ahaa Axmed Cismaan Aadan isla markaana Gudigu sheegeen inuu u soo gudbiyay Warqad Tanaasul ah.

Doorashadaan ayaa Saakay Ka Bilaabatay Magaalada Gaalkacyo oo ah Deegaan Doorashada labaad ee Galmudud, Waana Kursigii Sadexaad ee Saakay lagu Doortay magaalada Gaalkacyo.

 

Arinta Cajiibka aha ayaa ahbin kursigaan Horay loogu asteeyey inuu Kusoo Baxo Qof Rag ah Sida Ku Cadayd Jadwalkii ay Soo Saareen Gudiga Doorashooyinka Galmudug balse ayagoon Dumar ka Dhigin maantay Qof Dumar ah kusoo Baxay Kadib Markuu Ganbiyay Wasir ku Xigeenka Arimaha Gudaha Galmudug oo La Tartami lahaa.

 

Ad
Previous articleXirsi aadan Rooble oo Goordhow ku Guulaystay Xikdhibaan Doorashada Kasocota Magaalada Gaalkacyo
Next articleShariif Sakiin oo ka hadlay Cida Safarkiisa Hor istaagtay iyo Eeday Culus oo uu Jeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here