Home Wararka Maanta Xildhibaan Xaadoole oo soo galay Dagaalkii Daaru-salaam ee Muqdisho

Xildhibaan Xaadoole oo soo galay Dagaalkii Daaru-salaam ee Muqdisho

0

Weerarka ka dhacay Daaru-salaam ayaa ku dhacay hubanti la’aan waxaana qaab aan la hubin Lagu weeraray dadka Deegaanka.

Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa ka dalbaday Saraakiishii gaartay Goobta uu Dagaalku ka dhacay in Ciidamada laga soo saaro ka dibna lagu soo wareejiyo hub iyo gaadiid Goobta laga soo watay.

Qaabka uu ku dhacay weerarka ayay leeyihiin Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan waa mid la siyaasadeeyay hubanti la’aana ku dhacay

Ad
Previous articleWAR DEG DEG: Guddiga doorashada Kenya oo shaaciyey natiijo rasmi ee Doorashada madaxweynaha Kenya
Next articleTaliye ku xigeenka Ciidanka duufaan oo Muqdisho Lagu dhaawacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here