Home Wararka Maanta Taliye ku xigeenka Ciidanka duufaan oo Muqdisho Lagu dhaawacay

Taliye ku xigeenka Ciidanka duufaan oo Muqdisho Lagu dhaawacay

0

Dagaal Culus oo Maanta ka dhacay Duleedka Muqdisho ayaa lagu dhaawacay Sarkaal ka Tirsan Hay’adda NISA

Sarkaalka la dhaawacay Lagu magacaabaa C/xakiin waxuuna ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka duufaan ee NISA.

Waxuu ku dhaawacmay dagaalkii Maanta ka dhacay Deegaanka Daaru-salaam ee Duleedka Muqdisho, oo Lagu weeraray dadka Deegaanka

Taliye xigeenka Duufaan ayaa la dhigay isbitaalka sida Mudug24 ay u sheegeen ilo ka Tirsan Saraakiisha Dowladda

 

Ad
Previous articleXildhibaan Xaadoole oo soo galay Dagaalkii Daaru-salaam ee Muqdisho
Next articleQarax caawa Lagu weeraray Guri uu deganaa Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here