Home Wararka Maanta Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka oo Muqdisho ku geeriyooday

Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka oo Muqdisho ku geeriyooday

0

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ahaa xubnaha ugu da’da weyn baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ku geeriyooday Muqdisho.

Marxuumka ayaa soo noqday RW ku xigeen iyo wasiirka arrimaha dibadda xukuumaddii RW Cali Maxamed Geedi sanadkii 2004-tii.

Sidoo kale waxa uu soo noqday safiirka Soomaaliya ee dalka Ruushka intii ay jirtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Ad
Previous articleCiidamadii Milateriga ee diiday Muddo Kororsigii Farmaajo oo Muqdisho Laga saaray (Sawiro)
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku Timid Xildhibaan ka Tirsan Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here