Home Wararka Maanta Ciidamadii Milateriga ee diiday Muddo Kororsigii Farmaajo oo Muqdisho Laga saaray (Sawiro)

Ciidamadii Milateriga ee diiday Muddo Kororsigii Farmaajo oo Muqdisho Laga saaray (Sawiro)

0

Ciidamadii Milateriga Soomaaliya ee ku sugnaa Muqdisho kana soo Horjeestay Mudo Kororsigii Farmaajo ayaa Maanta Laga saaray Muqdisho.

Ciidamadaan oo wata Gaadiidka Dagaalka ayaa Manata Laga saaray Caasimada ka dib Maalmo ay ku sugnaayeen Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Saraakiil ka Tirsan Milateriga Soomaaliya iyo xildhibaano ka Tirsan Labada aqal ee dalka ayaana ka qeyb-galay Munaasabada Ciidamadaan Lagu sagootinayay, waxaana ciidamada la isugu geeyay Aaga Mirinaayada.

Ad
Previous articleDeg Deg Masiibo Ka dhacay Muqdisho iyo Guri ay ku dhinteen 9 ruux (Sawiro)
Next articleXildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka oo Muqdisho ku geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here