Home Wararka Maanta Xassan Shiikh oo Magacaabay la Taliyaal Cusub ( Akhriso Liiska Magacyada )

Xassan Shiikh oo Magacaabay la Taliyaal Cusub ( Akhriso Liiska Magacyada )

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku xusan Lataliyeyaal Madaxweyne;

  1. Ibraahim Eidle Sulayman Lataliyaha Sharciga Madaxweynaha J.F.S.
  2. Zakaria Hassan Ali (Gaashaan) Lataliyaha Siyaasadda iyo Xiriirka Baarlaamaanka Madaxweynaha J.F.S.

3.Hassan Adam Hosow Lataliyaha Dhaqaalaha Madaweynaha J.F.S.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Alle uga baryey La taliyeyaasha in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday, waxa uuna kula dardaarmay in ay si hufan oo daacadnimo leh ugu adeegaan dalka.

Xubnahaan la magacaabay ayaa soo qabtay Xilal sarsare oo Hay’adaha dowladda dhexdooda ah iyo meelo kale oo muhiim ah, waxa ayna khibrad wanaagsan u leeyihiin howlaha loo igmaday.

Ad
Previous articleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaniyada Sanadka 2022
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Shir Guudoomiyay Shirka Degmooyinka Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here