Home Wararka Somaliya Galmudug Wiil uu Dhalay Gudoomiyaha Ahlusuna Waljamaca oo goordhow Dhuusamareeb lagu Doortay

Wiil uu Dhalay Gudoomiyaha Ahlusuna Waljamaca oo goordhow Dhuusamareeb lagu Doortay

0

Cabdismad Macalin Maxamuud oo uu dhalay hogaamiyaha Ahlusuna Macalin Maxamuud ayaa ku soo baxay tartanka kursiga Hop 139 ee doorashadiisa ay ka dhacday Dhuusomareeb.

 

Cabdisamad ayaa horey waxaa uso noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha DF, iyo safiiir ufadhiyay Dowladda Somaaliya Itoobiyo.

Soo Bixitaanka Cabdisanad ayaa Lagu Sheegay in Wadahal Dhexmaray QoorQoor iyo Gudoomiyaha Ahkusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud uu Ka Danbeeyey in Loo Xiro Kursiga HOP139 oo uu Maantay  Ku Guulaystay.

Waa Kursigii Ugu Horeeyey ee Saakay lagu DoortayvDhuusamareeb oo Goordhow Ka Bilaabatay Doorashada 4 Kursi oo Maantay Galmudug Lagu Dooranaayo.

Ad
Previous articleFiilo Koranto Sababtay Dhimashada Dad Farabadan(Sawiro)
Next articleMusharax Madaxweyne oo Goordhow Xildhibaan loogu doortay Dhuusamareeb(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here