Home Wararka Maanta Wiil Uu dhalay AU engineer Yariisoow oo Dacwad laga Gudbiyay

Wiil Uu dhalay AU engineer Yariisoow oo Dacwad laga Gudbiyay

0

Safiirka Soomaaliya u fadhiya QM Amb. Abuukar Baalle ayaa dacwad ka gudbiyay Wiil uu dhalay Duqii hore ee Muqdisho Eng. Yariisow oo lagu magacaabo Maxamed Abdirahman Cumar oo ah Xoghayaha koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Newyork.

Wararka ayaa sheegaya in Danjire Abuukar Baalle iyo Diblomaasi Maxamed C/raxmaan ay isku qabteen shir uu dhowaan ka qeyb galay Maxamed C/raxmaan

 

waxaana uu ku dacweeyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda, kana dalbaday in aanay wada shaqeyn karin.

Waxaa horay u jiray in mar ay isku dhaceen, balse markii dambe la xaliyay,.

waxaana la sheegayaa in laga yaabo in Maxamed C/raxmaan loo wareejiyo Washington ama Geneva, sida aanu ka soo xiganay ilo wareedyo muhiim ah.

Ad
Previous articleMadaxweyne 80 sana jir ah oo laga Codsasay inuu Xilka Sii haaya inta Laga Helaayo Cid badali karta
Next articleMaxkamad 51 Qof Dil Ku Xukuntay Kadib Dilal ay Geesteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here