Home Wararka Maanta Weerar loo Adeegsaday Mindi oo ka dhacay Dalka Germalka

Weerar loo Adeegsaday Mindi oo ka dhacay Dalka Germalka

0

Dhowr qof ayaa ku dhaawacantay labana waa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday tareen u dhexeeya Kiel iyo Hamburg oo ku yaalla saldhig ku yaalla magaalada yar ee Bruckstedt ee dalka Jarmalka, sida uu qoray wargeyska Jarmalka ka soo baxa ee Bild.

Tareenka ayaa ka soo ambabaxay magaalada Kiel kuna sii jeeday magaalada Hamburg,waxana nin uu mindi ku weeraray rakaabka wax yar ka hor 3-dii galabnimo,sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay booliska dalka Jarmalka.

Wax yar ka dib, bilaysku waxay ka soo qabteen tuhmanaha xarunta Bruckstedt.

Ma cadda sababta keentay weerarka. Iyadoo saldhiga loo xiray in booliska ay baaritaan ku

Ad
Previous articleDagaal Culus oo Galabtay Ka Dhacay Duleedka Degmada Ceeldheere iyo Saraakiil Sare oo Alshaaab oo Lagu Dilay
Next articleDowlada Soomaaliya oo Hay’ado Soomaalida baraayay Shiicanimada Dalka Ka cayriyay iyo Xasan Shiikh oo ka Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here